susun aritmatig
(m.l) (-sumo ..., m.l)

(xis.) Sunsun faraqa u dhexeya tibix kasta iyo tan ka horreysa uu yahay madoorsoome. Faraqa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa faraqa ay wadagaan. Jidka lagu helo tibixda n-aad ee sunsun aritmatig waa: an = a1 + (n-l)d, taas oo a1 ay tahay tibixda kowaad ee sunsunta, d-na tahay faraqa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh susun aritmatig

dareerin-aritmatig [m.dh] (xis.)
D. tibxaheedu ay sammeeyaan susun aritmatig.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg